Maxaa ka jira in Madaxweyne Waare laga hor joogsaday inuu galo Belad-weyne?

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dibad baxayaal careysan iyo ciidamo daacad u ah Yuusuf Dabageed waxay u diideen inuu gudaha u galo magaalada Balad weyne. Waare oo maanta galinkii dambe ka degay garoonka dayuuradaha Ugaas Khaliif ayaa ku guuldareystay inuu gudaha u galo Balad-Weyne ka dib markii dibed baxayaal careysan  ay taayero ku gubeen … Continue reading Maxaa ka jira in Madaxweyne Waare laga hor joogsaday inuu galo Belad-weyne?